Xiriirka Kubada Cagta KG Oo Soo xulaya Ciyaartoyada Xulka Koonfur Galbeed.

0
173

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Maalmo ka hor waxaa soo dhamaaday qora tuurka kooxaha dowlad goboleedyada dalka iyo gobolka Banaadir oo sanadkaan dheeraad ku ah Qaatumo Stat oo loo gartay in lagu soo daro, koobkaan oo sedadii sano ee la soo dhaafay ayaa ka xiiso iyo xamaasad badnaan doonaa madaama muddo la xiyaarin hadana xul dheeraad ah ku jiro.

15 December ee sanadkaan 2023 aaa lagu balansan yahay in ay noqoto maalinta labaasan doono kulanka ugu horeeyo waxaa intaas ka horeeyana kooxaha is diyaarintooda ay ku jiri doonaan.

Warkung Waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here