Xirfadleyda Tumaasha Degmada Bardaale Oo Codsadey in loo dhiso Xarun ay ku shaqeystaan.

0
112

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Bir tumashada Waa Xirfad ku nool dad badan ha u sii badnaadeen dadka Baadiyaha dega,laga maarmaan ay tahay in laga sii gudbo waa sameynta biraha, sida Mindida,Waranka, faashka, IWM-ka ah.

Hadana Ma lahan meel ku macquulsan ee la yirahdo suuqa bir tumashada hadey uu jirana ma badna ee waa dhif iyo naadir.

Warkung waliba nig haaye Abdyraamang Mohamed Ahmed Oday 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here