Xilliga Shaqada Garoomada Sallaxa ah ee magaalada Dhuusamareeb oo isbeddel ku yimid.

0
109

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Waxaa isbeddel laga dareemayaa Garoommada sallaxyadda magalaada Dhusmareeb ee caasimadda Galmudug xilliga bisha Ramadan lagu guda jira.

Hashim maxamed maxamuud oo maamule ka ah mid ka mid ah garoomada sallaxa ah ayaa waxaa uu ka warbixiyey isbedelka ku yimid goobaha ciyaaraha Dhuusamareeb maadama ay inta badan la sooman yahay waqtiyo badan.

Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here