Xilibaanada Golaha Shacabka Oo Ansixiyey Sharciga Xakameynta Kiimikada Beeraha.

0
5

Baydhowy (Raathiyow Arlaathy)Xildhibaanada Golaha Shacabka ee BJFS oo Xarunta Golaha Shacabka ku yeeshay kalfadhiga shanaad kulankiisa 30-aad ayaa cod u qaaday Hindise Sharciyeedka Xakameynta Kiimikooyinka Beeraha Soomaaliyeed iyo Hindise Sharciyeedka Adeegyada iyo Baaritaanka Beeraha Soomaaliyeed.

Warkung waliba nig haaye Abdyraamang Mohamed Ahmed Oday 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here