Xildhibaano ka tirsan KG Oo Deeq Gaarsiiyay Degmada Waajid Ee Gobolka Bakool.

0
260

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Wefdi uu Hogaaminaayay Xildhibaan Dr Abdirashid Mohamed Nuur Jiley Oo uu qeyb ka ahaa Xildhibaan Qaasim Maxamed Abukuar ayaa Safar ku tagay Degmada Waajid Ee Gobalka Bakool, Safarkaasi oo ujeedadiisa aheyd u kuur galida Xaalada Degmada ay Ku sugan tahay iyo gaarsiin Deeqo kala Duwan sida Daawooyin, qalab caafimaad, iyo Buugaag fasalka 5aad 6ad,7ad iyo ilaa iyo fasalka 8aad.

Warkan waxaa inoo haysa Raxma Salaad Abdullahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here