Xildhibaanada Cusub Ee Golaha Deegaanka Degmada Xudur Oo La dhaariyay

0
197

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Wasiirka Wasaaradda Arimaha gudaha iyo dib u heshiisiinta maamulka koonfur galbeed soomaaliya Mudane Cabdulaahi Xaaji Xasan ayaa goob joog ka ahaa dhaarinta xildhibaanada golaha degaanka degmada Xudur oo lagu dhaariyey.

Sidoo kale kulanka dhaarinta golaha drgaanka degmada Xudur ayaa waxaa ku sugnaa xildhibaano ka tirsan Maamulka kg, maamulka gobolka iyo midka degmada, gudoomiyaha maxkamadda gobolka bakool iyo masuuliyiin kale.

Warkung Waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here