Xiddigii Ugu Horeeyay Oo Ka Tagay Arsenal Ka Hor Furitaanka Suuqa January

0
339

Xiddiga Sead Kolašinac ayaa noqday xiddigii ugu horeeyay ee si Rasmi ah uga taga kooxda Arsenal saacado ka hor inta uuna sida Rasmiga ah u furmin suuqa kala iibsiga January.

Xiddiga Sead Kolašinac ayaaku laabtay kooxdiisii hore ee Schalke isaga oo qalinka ku duugay heshiis 6 bilood ah oo uu kooxda kula joogi doono.

Xiddiga Sead Kolašinac aya noqday xiddigii ugu horeeyay ee isaga caraaba kooxda Arsenal xilli ay Gunners bilaabi doonto nadiifinta kooxda.

Xiddiga Kolašinac ayaa si weyn hoos ugu dhigay mushaharkiisa uu ka qaadan jiray kooxda Arsenal si uu ugu biiro kooxdiisii hore.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here