Xiddigaha Ugu Mushaharka Badan Horyaalka Spain Ee LaLiga Oo La Shaaciyey

0
105

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)In ka badan ÂŁ200,000 Gini ayuu Frenkie de Jong ka sarreeyaa ciyaartoyga kusoo xiga, marka la eego mushaharka toddobaadlaha ah ee horyaalka waddanka Spain ee LaLiga.

Saxeexa cusub ee Real Madrid ee Jude Bellingham ayaa waxa uu Los Blancos mushahar uga qaadanayaa kala-badh mushaharka ay Barcelona siiso Frenkie de Jong oo toddobaadkii u xaadira ÂŁ619,283 Gini, halka Jude Bellingham usbuucii u xaadirayo ÂŁ327,000 Gini.

Bellingham waxa uu kaalinta siddeedaad kaga jiraa liiska ciyaartoyda mushaharka badan horyaalka LaLiga, waxaana ka sarreeya Robert Lewandowski, Jan Oblak iyo Vinicius Junior oo isku mushahar ah iyo Luka Modric, David Alaba, Toni Kroos iyo Frenkie de Jong.

Halkan kaga liiska ciyaartoyda ugu mushaharka badan horyaalka LaLiga:

19= Dani Carvajal | Real Madrid | ÂŁ172,078-toddobaadkii

19= Ferland Mendy | Real Madrid | ÂŁ172,078-toddobaadkii

17= Saul Niguez | Atletico Madrid | ÂŁ198,171-toddobaadkii

17= Ousmane Dembele | Barcelona | ÂŁ198,171-toddobaadkii

14= Antoine Griezmann | Atletico Madrid | ÂŁ206,428-toddobaadkii

14= Raphinha | Barcelona | ÂŁ206,428-toddobaadkii

14= Aurélien Tchouaméni | Real Madrid | £206,428-toddobaadkii

13. Jules Kounde | Barcelona | 223,768-toddobaadkii

12. Ansu Fati | Barcelona | ÂŁ230,373-toddobaadkii

11. Antonio Rudiger | Real Madrid | ÂŁ240,777-toddobaadkii

10. Thibaut Courtois | Real Madrid | ÂŁ247,713-toddobaadkii

9. Koke | Atletico Madrid | ÂŁ264,288-toddobaadkii

8. Jude Bellingham | Real Madrid | ÂŁ327,000-toddobaadkii

5= Robert Lewandowski | Barcelona | ÂŁ343,991-toddobaadkii

5= Jan Oblak | Atletico Madrid | ÂŁ343,991-toddobaadkii

5= Vinicius Jr | Real Madrid | ÂŁ343,991-toddobaadkii

4. Luka Modric | Real Madrid | ÂŁ361,311-toddobaadkii

3. David Alaba | Real Madrid | ÂŁ371,570- toddobaadkii

2. Toni Kroos | Real Madrid | ÂŁ402,617-toddobaadkii

1. Frenkie De Jong | Barcelona | £619,283-toddobaadki

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here