Koobka qaramada qaarada Africa ayaa bilaaban doona todobaadka dambe inkasta oo wal-wal weyn laga qabo xanuunka korona.
Koobka Qarmada qaarada Africa ayaa saamayn weyn ku yeelan doona tartanka Premier League iyada oo xiddigo badan ka tagi doonaan tartanka.
Kooxda Liverpool ayaa ah kooxda uu saamaynta ugu weyn ku yeelan doono marka loo eego in ay ka tagi doonaan 3 xiddig oo ay laba ka mid ah laf dhabar u yihiin kooxda Liverpool.
Kooxda Tottenham ayaa ah kooxda kaliya ee 6-da kooxood ee ugu waaweyn aanu koobku wax saamayn ah ku yeelan doonin maadama ayna haysan xiddigo African ah
Hadaba Halkan Hoose Kaga Bogo Kooxaha xiddigaha u waayi doona koobka Africa:
ARSENAL
Pierre-Emerick Aubameyang (Gabon)
Mohamed Elneny (Egypt)
Thomas Partey (Ghana)
Nicolas Pepe (Ivory Coast)
ASTON VILLA
Marvelous Nakamba (Zimbabwe)
Bertrand Traore (Burkina Faso)
Mahmoud Trezeguet (Egypt)
BRENTFORD
Tariqe Fosu-Henry (Ghana)
Julian Jeanvier (Guinea)
Frank Onyeka (Nigeria)
BRIGHTON
Yves Bissouma (Mali)
BURNLEY
Maxwel Cornet (Ivory Coast)
CHELSEA
Edouard Mendy (Senegal)
CRYSTAL PALACE
Jordan Ayew (Ghana)
Cheikhou Kouyate (Senegal)
Jeffrey Schlupp (Ghana)
Wilfried Zaha (Ivory Coast)
EVERTON
Jean-Philippe Gbamin (Ivory Coast)
Alex Iwobi (Nigeria)
LEICESTER
Daniel Amartey (Ghana)
Kelechi Iheanacho (Nigeria)
Nampalys Mendy (Senegal)
Wilfred Ndidi (Nigeria)
LIVERPOOL
Naby Keita (Guinea)
Sadio Mane (Senegal)
Mohamed Salah (Egypt)
MAN CITY
Riyad Mahrez (Man City)
MAN UTD
Eric Bailly (Ivory Coast)
Amad Diallo (Ivory Coast)
SOUTHAMPTON
Moussa Djenepo (Mali)
Mohammed Salisu (Ghana)
WATFORD
Emmanuel Dennis (Nigeria)
Peter Etebo (Nigeria)
Adam Masina (Morocco)
Ismaila Sarr (Senegal)
William Troost-Ekong (Nigeria)
WEST HAM
Said Benrahma (Algeria)
WOLVES
Willy Boly (Ivory Coast)
Romain Saiss (Morocco)