Xerooyinka Barakacayaasha Magaalada Baydhabo oo ka Jira Biyo Yari

0
232

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Iyadoo lagu guda jira bilowgii hore ee jiilalka ayaa qaar ka mid ah dadka barakacyaasha ah ee ku nool kaamamka ku yaala duleedka degmada baydhabo ee xaruunta gobolka baay waxaa si weyn u saameysey biyo la,aan .

Kaamamka biyo la,aanta  ka cabanaya ayaa waxaa ka mid ah kaamka kulan dheere, kaamka eesow tuu iyo kuwo kale oo fara badan.

Warkan Waxaa noo heysa Maryan Macalin Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here