Xeer Ilaaliyaha Jubaland Oo kormeerey Xaalada Maxaabiista Xabsiyada Kismaayo.

0
14

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Xeer Ilaaliyaha guud ee Dowladda Jubbaland oo ay weheliyaan xubno kale oo ka socdey Booliiska, CID iyo saraakiil kale ayaa kormeeray xabsiyada dhexe , Saldhiga booliiska iyo kan Asluubta Jubbaland

Xeer Ilaaliyaha guud ee Dowladda Jubbaland iyo saraakiishii kale ayaa waxaa ay booqdeen Xabsiga oo ay u jiraan maxaabiis kala duwan oo loo heysto danbiyo fudud iyo kuwo culus waxayna mid mid u wareysteen maxaabiiska ku jirta Xabsiga

Warkung waliba nig haaye Mohamed Aadan Wadani 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here