Xaruunta Xanaanada Digaaga Magaalada Kismaayo Oo Agab La gaarsiiyey

0
67

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Wasiirka Wasaaradda Xanaanada Xoolaha Jubbaland ayaa kormeeray xarun lagu xanaaneeyo digaagga oo ku taalla Xaafadda Midnimo ee magaalada Kismaayo halkaasi oo lagu xanaaneeyo Digaag badan oo wax soo saarkeeda looga faa ideeyo bulshada magaalada, wasiirka ayaa ayaana goobtaan oo ay hirgayeen qaar ka mid ah Haweenka kismaayo gaarsiiyo Agabyo kala duwan.

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mathey Nur War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here