Xaruunta Naas-nuujinta Hooyada Oo Laga dhagax dhigay Wasaaradda Caafimaadka Puntland.

0
32

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Wasaraadda Caafimaadka dowlada goboleedka Puntland ayaa Xarunta wasarada ka dhagax dhigtey Xarunta Naas Nuujinta Hooyada Taasi oo Fursado ka heli donaan Hoyoyinka ka howlgala Xarunta Wasaaradda.

Waxaana Xarunta Naas nuujinta hooyada si rasmi ah u dhagaxdhigey Madaxweyna ku Xigeenka Dowlada goboleedka puntaland Ilyaas Cismaan Lugatoor iyo Masuuliyiin Kale oo ka ka Tirsan Wasarada Caafimaadka.

Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here