Xaruun wax lagu bari doono Caruurta agoonta Oo laga dhagax dhigay Kismaayo.

0
185

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Cadaaladda Awaafta Iyo Arimaha Diinta Jubbaland ayaa dhagax dhigay xarun wax lagu bari doono caruur agoon ah xaruunta ayaa lagu magacaaba abuubakar sadiiq waxana dhagax dhiga ka soo qeyb galay culumada macalimiinii iyo Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Cadaaladda Awaafta Iyo Arimaha Diinta Jubbaland.

Warkung Waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here