Xaruun lagu qurxiyo haweenka oo laga hirgeliyay Baladweyne.

0
102

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Ismahaan Maxamuud Muumin Waa hooyo haaysato caruur hadane wax baratay waxa ay magaalada Baladweyne ka hirgilisay Xarunta shoobinka iyo qurxinta dumarka ee isma Cosmatic.

ismahaan ayaa shaqadan ka maareysa nolosha caruurteeda waxa ayna sidoo kale wax bartaa dumar badan kuwaa oo hada qaarkood shaqeysta waxayna ka warbixisay qaabka ay ushaqeysato.

Warkung Waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here