Xaruun Lagu iibiyo dhamaan qalabka Ciyaaraha Oo lagu Furay Magaalada Baydhabo.

0
127

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Xaruun Cusub lagu magacaab Brothers_Sports ayaa lagu daah furay magaalada Baydhabo, waxaana lagu iibinayaa dhamaan qalabka Sportska sida Kobaha Cayaaraha,Funaanadaha Kooxaha iyo In kale Oo loogu Tala galay Cayaaraha.

Waxaa Furinta Ka soo qeyb qalay Maamulka Gobolka Baay, xiriirka Kubadda cagta KGS iyo Bahda Cayaaraha Baydhabo.

Warkung Waliba nig haaye Bishaar Mayow Muktaar

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here