Xaruun lagu hagaajin doono kitaabada Jeejeexma Oo Baydhabo Laga hirgaliyay.

0
130

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Xaruun lagu daryeeli doono Kitaabka Qur’aanka kariimka ayaa markii ugu horeysay laga hirgaliyay magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka baay.

Dah-furka munaasabaddaan ayaa waxaa ka soo qeyb galay culumaa’udiinka Baydhabo iyo marti sharaf kale.

Warkung Waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here