Xaruun Lagu baran doono Farsamada Gacanta Oo Kismaayo Lagu dhagax dhigey.

0
122

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Mas’uuliyiin uu horkacayay Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada Hidaha iyo Tacliinta Sare ee Jubbaland Cabdinaasir Seeraar Maax, Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Axmed Naaji Xaaji Cabdullaahi, Gudoomiye ku xigeenka Degmada Kismaayo ahna Xoghayaha Dowlada Hoose Daahir Xuseen Cabdi iyo agaasimaha guud ee wasaaradda Maxamed Wali Sheekh Cali ayaa Si wadajir ah u dhagax dhigay Xarun Cusub oo lagu baranayo Farsamada Gacanta ayna hirgalinayso Wasaaradda Waxbarashada Jubbaland.

Warkung Waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here