Xaruun Cusub oo lagu xanaaneeyo Digaaga oo Magaalada Baydhabo laga hir galiyey.

0
402

Baydhabo(Radio Arlaadi)- Mudooyinkii ugu dambeeyay waxaa Magaalada Baydhabo ka socodey hormaro kala Duwan oo ay qeyb weyn uga jireen ganacasiyo kala duwan oo ay soo Kordhiyeen bulshada qeybaheeda kala duwan.

Xaruntaani oo ah goob lagu xanaaneeyo digaagadaha ayaa waxaa laga hirgeliyey duleedka Magaalada ayidoo lagu xanaaneeyo in ka badan Labo kun oo digaag ah waxey qeyb Ka noqaneysaa goobaha aan horey Looga baran Magaalada iyo Degaanada hoos yimaada.

Warkan waxaa inoo haysa Maryan Macalin Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here