Xaruun Cusub Lagu kordhiyay Cisbitalka Gaalkacyo Oo Xariga Laga Jaray.

0
85

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Gudoomiye ku xigeenka Degmada Gaalkacayo Maxamed Ciise Huseen iyo Maamulka isbitaalka Weyn ee magalada gaalkacayo ayaa waxey Xariga ka jereen xarunta Cusub ee farmashiga oo ah mid lagu soo kordhiyey isbitaalka taasi oo adeegyo kala duwan siin doonta Dhamaan Bukaanada yimaada isbitaalk si looga maarmo adeegyadii laga doonana Jirey meel ka baxsan isbitaalka,Waxaana hirgelinteedana ay qeyb ka weyn ka qaadatey wasaarada caafimadka iyo shirkada Al Xarameyn.

Warkung waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here