Xaruumaha lagu iibiyo Cuntooyinka fudud oo Suuqyada Baydhabo ku soo badanaya.

0
88

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Cabida sare ee Birkaan oo ku yaasha Magaalada Baydhabo ayaa ah meel lagu iibiyo cunooyinka fudfud, waxaana hirgeliyay Cabdifataax aadan birkaan oo ah milkiilaha xaruunta taasi oo shaqa abuur u noqotay dhalinyaro badan.

Xaruntan oo lagu iibiyo noocyada kala duwan ee cunooyinka fud fud ayaa si weyn u soo dhaweeyay bulshada magaalada Baydhabo iyagoona sheegay in ay ka duwan tahay goobaha kale ee cunooyinka lagu iibiyo.

Warkung Waliba nig haaye Abdyraamang Yusuf Hasyng

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here