Xarunta Xanaanada Degmada Karaaan oo Oo la gaarsiiyey Raashin Gargaar ah

0
78

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Hay’adda Maareynta masiibooyinka qaranka soomaliyeed ee Sodma ayaa waxaa gar gaar isuga jira qeybaha kala duwan ee raashinka ay gaarsiiyey xarunta xanaanada wiilasha ee kaaran oo ay ku jiraan boqolal caruur agoon ah.

Xaruntaan oo isuga jirta goob xanaano iyo goob wax lagu bara caruurta agoonta ah ayaa maalmihii uga dambeeyey waxey wajahayeen marxalado adag ayigoo goobaha ay jiftaan ay yihiin kuwa liidata,waxeyna ay codsiyo kala duwan u dirsadeen hay’addaha dalka ayidoo codsigooda ay ka soo jawaabtay hay’adda maareynta masiibooyinka qaranka soomaliyeed waxeyna ay soo gaarsiiyey deeqo kala duwan.

Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here