Xarunta Kawaanka Hilibka Suuqa Degmada Dharkeenley Oo la dah-furey

0
28

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa daahfuray wareejinta Kawaanka Hilibka Suuqa Dhamme Yaasiin Cartan ee Degmada Dharkeenley.

Munaasabadda waxaa goobjoog ka ahaa Guddoomiyaha Degmada Dharkeenley masuuliyiin ka socday hay’adda FAO oo ka qeyb qaatay dhismaha kawaanka, Agaasimaha waaxda Suuqyada Dowladda Hoose ee Xamar iyo qeybaha kala gedisan bulshada Degmada.

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mohamed nor War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here