Xarunta indho fiiqista ee Al-Kheyraad oo Magaalada Baydhabo ka bilowdey indho fiiqis lacag la’aan ah.

0
244

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Xarunta indhaha Al-kheyraad ayaa waxey Magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka baay ay ka bilowdey in daaweyn lacag la’aan ah ay u sameyso ku dhawaad labo boqol oo qof kuwaas oo loo qaban doono adeegyada kala ah Indho fiiqis, biyo xirid, toosinta weershaha iyo qurxinta indhaha adeegyadaasi oo sameyn doono dhaqtar ku taqsuusey daaweynta iyo fiiqista indhah oo ka imaadey dalka bakistaan.

Warkan waxaa inoo haya Siidcali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here