Xarunta Hormarinta Dhalinyarada Baydhabo Oo Xariga Laga Jarey

0
124

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Xaruunta Cusub ee Dhallinyaradda ayaa waxay ka kooban Xafiisyo, Hoolalka Shirarka ,Maktabad iyo Garoon kubadda cagta lagu ciyaaro waxaana Maalgelisey Hay’ada UN HAPITED Munsaabada Xarig Jarka ayaa waxaa goobjoog ahaa Kusimaha Madaxweynaha KGS ahna Guddoome kuxigeenka 1-aad ee Baarlamaanka KGS Wasiiro, Xildhibaano, Maamulka Gobolka Baay , Madax ka socotey Hay’ada UN HAPITED iyo Marti-sharaf kale

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mahamed Nor War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here