Xarunta Hooyada iyo dhalaanka Deegaanka Markaariyey ee Baladxaawo Oo La dhagax dhigey

0
184

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Munaasabad balaaran oo lagu dhagax dhigayay Mashruuca dhismaha Isbitaalka Xanaanada Hooyada iyo Dhallaanka,kaas oo laga hirgalin doono dhowaan Deegaanka Markaariyey oo 7km u jirto Degmada Beladxaawo ee Gobolka Gedo.

Dhismaha Isbitaalka waxa maalgelinaya Bangiga Aduunka ayadoo Loo soo Marayo Wasaradaha Maaliyada iyo Qorsheynta Soomaaliya.

Warkung Waliba Nig haaye Bishaar Mayow Muqtaar

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here