Xarunta dhaxe Dad-dhigista Dowladda Hoose Xamar Oo Xariga laga jarey.

0
117

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa maanta xarig jaray xarunta dhaxe ee waaxda Dad-dhigista Dowladda Hoose ee Xamar oo dib u habeen balaaran oo dhankaste ah lagu sameeyay, iyada oo lagu soo kor dhiyay agabya casri ah oo muwaadiniinta Soomaaliyeed u fududeynayo helida adeegyada ay u baahan yihiin, iyada oo xarigjarkan uu goob joog ka ahaa Guddoomiye ku-xigeenka Amniga iyo Siyaasada Maamulka Gobolka Banaadir Mudane Maxamed Ahmed Diiriye (Yabooh).

Warkung Waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here