Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Wasiirka Wasaaradda Xanaanada Xoolaha maamulka Puntland Maxamad Cabdulaahi Axmed ayaa xariga kajaray xarunta daweynta xanaanada Xoolaha deegaanka Rako ee gobolka kar-kaar
Waxaa goob-joog ahaa madasha xarig jarka Xildhibaanada golaha wakiilada Puntland Maamulka gobolka Kar-kaar iyo mas’uuliyiinta deegaanka Rako ee gobolka kar-kaar.
Warkung Waliba nig haaye Bishaar Mayow Muktaar