Xarunta Daryeelka iyo Waxbarashada Agoonta oo laga hirgaliyay Degmada Godinlabe.

0
58

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Xaruntaan ayaa loogu tala galay in lagu Xanaaneeyo Carruurta islamarkaana wax lagu bari doono kaas oo ay iska kaa shanayaan Jaaliyada ka soo jeeda Degmada Godinlabe.

Munaasabada Xaruntan lagu Dah-furaayey Ayaa waxaa Goobjoog ahaa qaar kamid ah Mas’uuliyiin ka tirsan Maamulka Galmudug.

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mahamed Nor War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here