Xarunta Cusub Maamulka Deegaanka Gubadleey Oo Xariga Laga Jaray.

0
52

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Wasiirro , Xildhinaamo iyo Maamulka Gobolka Banaadir ayaa ka weybgalay Munaasabad xariga looga Jaraayey Xarunta Cusub ee Maamulka Gubadley oo dhawaan Dhismaheeda la soo gebagebeeyey .

Qaar ka mid ah Odayaasha Dhaqanka iyo maamulka Deegaanka oo ka hadlay Munaasabada Xarig jarka Xarunta maamulka ayaa waxaa ay Dowlada Soomaaliya iyo maamulka Gobolka Banaadir ka Codsadeen in Deegaan gubadley loo Aqoonsadey Degmo

Warkung waliba nig haaye Mohamed Aadan Wadani 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here