Xarunta Carruurta Agoonta Hargeysa Oo la gaarsiiyey Agabka Ciida

0
100

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Xarunta agoomaha magaalada Hargeysa ee ay ku jiraan carruur badan ayaa la gaarsiyay dharkii ciidda, xoolo loogu taga galay in maalintaan ciida loo qalo iyo sidoo kale agab kala duwan.

Deeqda la gaarsiyay xaruntaan ayaa waxaa ku deeqay madaxtooyada maamulka soomaaliland taasi oo loo soo marsiyay hay’adaha ka howl gala Soomaliland.

warkung waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here