Xarunta Barbaarinta Caruurta Royal Muslim Academy Oo laga Furey Magaalada Baydhabo.

0
53

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Royal Muslim Academy ayaa Xarumihiisa weyn ku leeyahay dalka Kenya Soomaaliyana, Baydhabo ayay noqoneysa Xaruntiisa 3aad laga hirgeliyo,Acadimiyadan ayaa si Caalami ah Ardeyda wax uga bartaan, waxaana la baraa Xifdinta Qur’aanka Kariimka ,Culuumta kale ee diiniga ah iyo Maadiga iyadoo si wanaagsan Loo tarbiyeynayo,ugu dambeyn Ardeyga ayaa soo baxaya isagoo dhinacya badan ka dhisan

Xaflada Furitaanka Royal Muslim Academy Ee Magaalada Baydhabo ayaa waxaa ka qeyb galay, Wasiiro, Xilibaano, Maamulka Degmada iyo qeyb kala duwan ee bahda Waxbarashada iyo Bulshada Magaalada.

Warkung waliba nig haaye Abdyqaadir Mahamed Nor War’edy

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here