Xarunta Barbaarinta Carruurta Agoonta Oo laga dhagax-dhigay Degmada Guriceel.

0
107

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Xaruntaan Laga dhax dhigey Degmada Guriceel Ee Gobolka Galgaduud ayaa noqoneyso Xarun isugu jirta goob waxbarasho, masaajid Xarun quudin ah iyo goobo ay ku mada daalaan Caruurta Agoonta halkaasi lagu heyn doono, taasi hirgelinesa Hey’adda Iqra Foudation oo taageerta waxbarashada Caruurta Agoonta.

Agaasimaha Hey’adda Waxbarashada Caruurta Iqra Foudation, ayaa marka hore sharaxaad ka bixiyey waxay ka koo bantahay Xaruntan iyo Muhiimada ay u leedahay Caruurta Agoonta ah ee ku nool Magaalada Guriceel.

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mohamed Nor War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here