Xarunta Agoonta ee cisman bin cafaan ee magaalada ceergaabo oo la gaarsiiyay deeq dhar ah .

0
103

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Caruurta Agoonta ee ku jirta xarunta barbaarinta Agoonta ee Cisman Bin Cafaan ee magaalada Ceergaabo ayaa waxaa sanadkii lixaad la gaarsiyay deeq lacageed oo loogu talagalay in lagu ciid siiyo.

Lacgta lagu ciidsiinayo caruurtaan agoonta ah ayaa waxaa soo baxiyay dad muxsiniin ah waxaana loo soo wakiishay samfale Maxamad Khadar iyadoona mid kasto lagu doonsiiyay lacag dhan 40 dollar.

Warkung Waliba nig haaye Bishaar Mayow Muktaar

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here