Xarun loogu talo galay tababarada iyo cilmi baarista oo laga daah furay Magaalada Boosaaso

0
165

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari ayaa lagu qabtay munaasabaddan oo lagu daahfurayay Xarun qaabilsan Tababarada iyo cilmi baaristaha taasi oo lagu magacaabo CTR.

Munaasabaddan Daahfurka ah waxaa ka qeybgalay mamulka Xarunta CTR,Bahda waxbarashada ,dhallinyaro ,odayaal haween iyo masuuliyiin kale.

Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here