Xarun lagu Xanaaneyo Dadka Dhimirka Ka Xanuunsan Oo laga Furay Caabudwaaq

0
5

Baydhowy (Raathiyow Arlaathy)Munaasabada Xariga jarka Xarunta Dhaqan Celinta Daarul Nusra Ee Magaalada Caabudwaaq ayaa Waxaa ka soo qeyb galey Mas’uuliyiinta Maamulka Degmada, Godoomiyaha Maxkamada, Odayshaa Dhaqan iyo qeybaha kala duwan Ee Bulshada Degmada.

Xaruntaan ayaa Waxaa lagu Xanaaneyn donaa sida dadka Waalan Daroogada Dilootay Caasi waalideynka iyo kuwa kala oo badan ayagoo Loo Fidinaayo daryeel Caafimaad iyo Qur’aan Saar.

Warkung waliba nig haayte Mariing Maaling Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here