Xarun lagu maareyn doono Wasaqda Bullaacadaha Muqdisho Oo la dhagax dhigey.

0
106

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Degmada Gubadley ee Gobolka Banaadir ayaa Maamulka Gobolka Banaadir ku dhagax dhigey Xarun lagu maareyn doono Wasaqda Bullaacadaha ee Magaalada Muqadisho.

Goobtan oo loo dhisi doono qaab Casri ah ayaa kala saari doonta Biyaha iyo Wasaqda, waxaana ugu horeeyn dhagax dhiga ka hadley Gudoomiyaha Degmada Gubadley ee Gobolka Banaadir C/laahi nuur isagoo u mahadceliyay Maamulka Gobolka Banaadir.

Warkung waliba nig haaye Abdyraamang Mohamed Ahmed Oday 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here