Xarun Lagu iibiyo Taleefanada laguna Cilad bixiyo Oo laga Hirgeliyey Degmada Carmo

0
123

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Xaruntaan laga hirgeliyey Degmada Carmo Ee Gobolka Bari ayaa noqoneysa tii Labaad ay yeelato Xarunta Sahal Phone & Electric 2 taasi Munaasabad kooban oo loogu xarig jarayay ka qeyb gashay masuuliyiin, Ganacsato Maamulka Xaruntaan iyo marti sharaf kale

Xarunta ayaa lagu iibin doonaa Taleefonada noocyadiisa kala duwan qalabka Elektoroonikada iyo Farsamadooda iyo Cilad bixinta.

Warkung waliba nig haaye Abdyqaadir Mohamed Nor War’ady 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here