Xarun lagu dhaqo Dahabka Oo Laga Hirgeliyey Magaalada Baydhabo.

0
25

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Xarunta Dahabmiir Oo horey looga Hirgeliyey Magaalada Baydhabo ayaa lagu iibinaayey Dahabka Noocyadiisa kala duwan hadana lagu soo kordhiyey qeyb lagu dhaqo, laguna Gubo Dahabka kaas oo markii hore meela kale u aadi jireen dadka Reer Baydhabo maadama aysan lahayn Xaruntan oo kale

Sidoo kale Xarunta Dahabmiir lagu soo kordhiyey qeyb lagu Qurxiyo dahabka taas oo Haweenka baahi badan u qabeen maadama ay yihiin Bulshada kuwa ugu isticmaalka badan iyadoo ay jiraan kuwa badan oo dahabkooda ka wasaqoobey ama ka duugoobey tana ay Fursad u tahay

Warkung waliba nig haaye Abdyqaadir Mohamed Nor War’ady 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here