Xarun Ganacsi laga Hirgeliyay Gaalkacyo Oo Xariga laga jarey.

0
76

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Duqa Degmada Gaalkacyo ahna gudoomiyaha golaha deegaanka degmada gaalkacyo ee maamulka Galmudug Cabdiraxmaan Sheikh Xasan Jimcaale oo ay weheliyaan Agaasimaha Ganacsiga iyo dhiirigelinta Maalgashiga, Agaasimaha Mashaariicda, Gudoomiyaha Xaafadda Horumar iyo xubno ka tirsan maamulka Xaafadda Wadajir ayaa xarigga ka jaray xaruntaan cusub oo ay Gaalkacyo ka furatay shirkadda daabacaadda Somjet oo ku biiraysa shirkadaha daabacaadda ee Degmada Gaalkacyo.

Warkung waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here