Xarun cusub oo uu yeelanayo isbitaalka Xamar oo laga hirgiliyay dagmada Hodan.

0
153

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Munaasabadan oo lagu daahfurayay xarunta cusub ee isbitaalka Xamar ee laga hirgiliyay dagmada Hodan ee gobolka Banaadir ayaa waxaa goobjoog ka ahaa maamulka dagmada maamulka isbitaalka iyo dhaqaatiir

Xarunta cusub ee ibitaalka Xamar ee laga hirgiliyay dagamada hodan ayaa waxa ay bulshada uqaban doontaa adeegyo kala duwan oo lacag la,aan ah.

Warkung waliba nig haaye Abdyraamang Yusuf Hasyng 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here