Xarun Caafimaad laga hirgeliyey Xaafada Horseed Oo Xariga laga jarey.

0
8

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Xaflad lagu Daah-furayey Xaruunta Cafimaadka Baydhabo City oo ah Xaruun Cusub oo ay Bixiso Adeegyo Caafimaad, kana mid noqon doonto Xaruumaha Caafimaad ee Degmada ayaa lagu qabtay Magaalada Baydhabo.

Daah-furka Xafladda Xaruuntan Cusub oo laga Hirgeliyay Xaafadda Horseed ee Magaalad Baydhabo, ayaa waxaa ka soo qeyb-galay Masuuliyiinta Bahda Caafimaadka KG iyo qeybaha kala duwan ee Bulshada.

  Warkung waliba nig haaye Abdyrahmang Mahamed Ahmed Odey

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here