Xarun Caafimaad laga Hirgeliyey Deegaanka Wadajir Ee Degmada Dhoobley Oo la Dah-furey

0
120

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)TMaamulka Degmada Dhoobley iyo Hay’adda Wasdha ayaa dah-furay xarun Caafimaad oo laga Hirgaliyay Deegaanka Wadajir iyadoona mashruuca lagu dhisay xaruntaan deegaanka ka Hirgalisay Hay’adaha Wasdha ayaa noqoneysa xaruntii caafimaad ee ugu horeysay laga hirgaliyo Deegaanka Wadajir.

Xaruntaan Caafimaad ayaa looga adeegi doonaa shacbka ku nool tuulada Wadajir iyo kuwa kale ee soo gaari karaa.

Warkung Waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here