Xarun Caafimaad Laga Hirgeliyey Deegaanka Diiriye-Xasan Oo Xariga laga jarey

0
58

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Xaruntan MCH-ka ah laga dhisay deegaanka Diiriye-Xasan oo dhismaheeda iska kaashadeen maamulka Degmada Guriceel,dadka deegaanka iyo Dallada Baraarug oo ka shaqaysa waxbarashada iyo Caafimaadka Bulshada,Sidoo kale wasaarada Caafimaadka Galmudug iyo Hay’adda WHO ayaa qalab caafimaad iyo daawo ku taageeray Xaruntan.

Munaasabada lagu Dah-furaayey MCH-ka ayaa waxaa ka soo qeyb galay Maamulka Degmada Madax ka socotey Hey’adda WHO iyo Wasaarada Caafimaadka Galmudug iyo qeybaha kala Bulshada Deegaanka

Warkung waliba nig haaye Abdyqaadir Mohamed Nor War’ady 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here