Xarumaha lagu Xirto Siliga Ilkaha Laguna daweeyo Oo Baydhabo ku soo badanaya.

0
245

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Xarunta Caafimaadka ee Sofa oo dhowaan laga hirgeliyey Magaalada Baydhabo ayaa ka mid ah xarumaha lagu daaweeya laguna xira ilkaha, waxeyna ay xaruntani bixisaa adeegyada guud ee afka sida xirishada ilkaha sameynta dabarka ilkaha iyo daaweynta cudurada ku dhaca Afka.

Ugu horeyn maamulaha xarunta caafimaadka ee Sofa ayaa waxaa uu Sharaxaad ka bixiyay baahida keentey in Magaalada Baydhabo Keeneen.

Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here