Xarumaha caafimaadka Dhuusmareeb oo ka warbixiyay sida ay u mareeyaan wasaqda ka soo baxda isbitalada.

0
106

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) wasaqowga deegaanka waa waxa ugu weyn ee caqabada ku ah bulshooyinka deegaanka Galmudug ku nool bey,ada nadiifka ah ayaana ah tan ugu muhiimsan ee ay aadanuhu u baahi badan yihiin.

Xarumaha caafimaadka ayaana ka mid ah goobaha ugu muhiimsan ee ay tahay in ay qeybta ugu weyn ka qaataan ilaalinta deegaanka madaama ay ka soo baxdo wasaqda ugu badan ee deegaanka iyo dadkaba waxyeelayn karta.

Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here