Xarqaanleyda Baydhabo Oo fursado shaqo ka helay diyaar garowga Munaasabadda Ciidul fidriga.

0
491

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Goobaha lagu talo dharka ama Harqaanka ee Magaalada Baydhabo ayaa laga dareemaya mashquul aad u badan iyadoo munaasabadda Ciidul fidriga ay ka harsan yihiin maalma kooban.Suuqyada waxaad ku arkeysaa xilligan waalidiin fara badan, kuwaasi oo soo kaxeeyay caruurtooda si ay ugu soo iibiyaan dharka Ciida iyo kuwa Harqaanada lagu tolo.

Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here