Xamaaliyaasha Doolow Oo Ka Cabanaya Isticmaal La,aanta Lacagta Shilin Soomaaliga.

0
126

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Qaar ka mid ah xamaaliinta rarka ka dejiya gaadiidka u kala safarta degmooyinka Doolow soomaaliya iyo Doolow Cadow ayaa waxay ka hadleen caqabado ay kala kulmaan ganacsatada gaadiidka u dejiyaan kuwaasi oo ku shegeen in ay siyaan lacag ka yar midda lagu dejiyo rarka.

Muruq maalatadaan oo noloshooda ku mareya lacagta ay ka helaan dejinta alaabta laga dejiyo gaadiidka ayaa sheegay in ay wax iska bedeleen lacagtii ay markii hore ay ka heli jireen.

Warkung Waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here