Xal Nabadeed Oo laga gaarey Dagaal Beeleed ka dhacay Deegaanka Sheerbi

0
40

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Kadib markii Deegaanka Sheerbi Degamada Waaciye oo horey uga dheceen dagaala Beeleedyo Waxaana halkaasi ka barakacay dadka deegaanka mudo kadib waxaa hada laga heshiiyey wixii halkaasi dhacay waxaana dib ugu soo noqday Dadkii horay u deganaa markii halkaasi Nabad laga dhigey

Mas’uuliinta Deegaanka Gobolka karkaar oo horkacayey Gudoomiye Taliska qeybta karkaar, iyo xubin kamid ah Gudiga ka shaqeeynta nabadaneynta ayaa waxay ka hadleen Muhiimada Nabada ay leedahay Isagoo ugu baaqey Bulshada in ay Nabada iyo deres wanaaga la ilaaliyo

Warkung waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here