Xaflada Shaacinta Qorshayaasha Horumarinta Boosaaso Oo Lagu Qabtay Magaaladaasi

0
27

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Munaasabadan oo ahayd mid lagu soo Bandhigayey Qorshayaasha hortebinta leh ee Degmada Bosaaso sida dhismayaasha wadooyinka laamiga ah, Bilcda Magaalada xal u helista Ciriiriga ka jira wadooyinka iyo wixii la mid ah.

Xaflada ayaa waxaa ka qaybgalay Maamulka Gobolka Bari, kan Degmada Bosaaso, qaar ka mid ah isimada dhaqanka, Xildhibaanada Gollaha Deegaanka iyo qeybaha kala duwan ee Bulshada.

Warkung waliba nig haaye Abdyqaadir Mohamed Nor War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here